Dayuurada Turkish Airlines oo hakineysa duulimaadkii Muqdisho & sababta ka dambeysa

Shirkadda Dayuuradaha Turkish Airlines Qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay baaqan doonaan qaar ka mid ah duulimaadyada ay ku imaan jireen Muqdisho maalmaha hore ee bisha April. Sababta baaqashada ayey shirkadu sheegtay iney la xiriirto ka guurista Garoonka Ataturk Airport, iyadoo loo guurayo garoonka cusub ee New Istanbul Airport. Maalmaha uu baaqan doono duulimaadka … Continue reading Dayuurada Turkish Airlines oo hakineysa duulimaadkii Muqdisho & sababta ka dambeysa